Go’aanka wada hadalada somaliland iyo somalia hadii qodobo badan oo madaxbanaanideema..

Waxaa xusid mudan shirkii 2012 somali conference inoogamey horey in qadiyadeenii madaxbanaanida qaranimada Somaliland ay wax badani iska badalaan sida iu faysal sheegey intaaney 2 gole( barlamaanka ) wakiilada iyo guurtida ayna soo hordhogin,ayaa waxaa uu soo marey madaxweyne siilaanyo wadamada jaarka oo ay somalia na ku jirto sida hadalka faysal cali waraabe ka muuqata,dee lacagtana waa la idiinsoo daynayaa ayuu kawan baarlamkana aanu ka ansixino,iyadoo wada hadal in lalagalo lagu heshiiyey ayaa hadana waxay nu aragney iyadoo guddiyo farsamo la saarey lana wada galayo heshiisyo kala duwan sida kan imika lagu dawakhey ee hawada sida ku cad baarlamankeenu sidii 60kii oo kale ayuu ogalaadey se barlamaanka somalia ayaa diidey oo laalay taa hawada in aanu wax heshiisyo ah laga galo,imikana qodabka ina hortaagani waa wada hadaladaa inta aynu wada hadal ku jirno inalama ictiraafayo sida ku qoran sharciga aduunka (international law ) wada hadal baa arinkaa uga socda marka la idhaa ee yara suga waa mid aan lagu ictiraafeynin ilaa uh wada hadalku idiin dhamaanayo,qadiyadeena inaanu shilimaad siisano maaha ee dalka iyo qaranimadeenaba waxaa u dan ah in sida ugu dhakhsaha wada hadladaa aynu uga baxno,waxa wada hadalada ku jirey oo maxamed c/lahi cumar  oo ahaa wasiirka wasaaradda arimaha dibadda Chatham house 2013 ee qodobadii lagu heshiiyey bal eeg adba hada wada hadal bay ahayd imikana waxa uu ka hadlayaa waa heshìis …qodab ka mid ah heshiiskaasi ayaa dhigaya waxaa si sharciya wax walba nooga mas’uul ah dawaladda somalia,waana qodabka aaney wali barlamankeenu ka hadlin iney fahamsan yihina uma maleynayo,mid  kale ee aanu wada hadalada uga baxaynaa dee adeer wada hadalaba mahee waxaa la marayaa inaanu heshiisyo wada galno,in kastoo uu halka somalia ka socon waayey se dhan ka Somaliland  wax walba way u dhameystirnayeen,atimaha masiiraga ayaanu ka wada hadleynaa ayaan in badan maqli jirey arimaha masiiriga ay sheegayaana waa qadiyadeenan jiritaanka qaranimada somaliland,ayaa laga wada hadlayaa miyaanu yeelnaa in qadiyadeena lacag yar la siisto??may siisan mayno ee wada hadalba way ka baxdey oo heshiisyo ayaa la marayaa ee baarlamanka Somaliland ha laalowada hadaladaa dibna aayaan loo furin.

Ilaahaw dariiqa toosan nagu hanuuni

Abdirizak hoosh mohamed 

Hargeisa somaliland 

Advertisement

Ku Xayeysiiso