Gobolka cagaaranbaad maqasheen MA maqasheen Gobolka gobta? Waa oodweyne

 

Gobolka cagaaranbaad maqasheen MA maqasheen Gobolka gobta? Waa oodweyne 

Waxay ahayd u diyaar garoowgii doorashada  madaxtinimada somaliland madaxweynaha jamhuuriyadduna ku tagay safar uu kaanbayn  garanayay hanashada jagada madaxtinimadda. 

Waxa ay gobolka gobta ee oodweyne ku qaabileen gobonimo iyo soo dhawayn sare,iyagoona u fidayay roog Cas wakhtigaas uu  omadaxweynuhuna ahaa musharax dadaal ugu  jiray   hanashada kursiga. 

Sannad ka bacdi ayuu isla musnaraxii  muse oo madaxweyna ah ugu tagay safar misna waxa lagu so dhaweeyey hadhuub caan geel oo qabow 

Dadka oodweyne waa dad u dhashay gobonimo deeqsinimo iyo soo dhawayn aan cidddi kaga hor Marin .waligood taariikh waa dad dub wanaagsan oo yiqaana dadnimada iyo wannaaga madaxweyne wuu qiri gobolka namper one so dhawaynta I nay oodweyne tahay

Hamse riraash

Advertisement

Ku Xayeysiiso