Tacsi Geerida Marxuumad Caasha Cabdi Daahir

 TACSI

Dr. Cabdiraxmaan Sh Maxamed (Walaaleeye) Xaasaskiisa iyo Caruurtiisa, Dr Cabdillahi Sh Maxamed (Walaaleye), Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Aamina Sh Maxamed Walaaleye iyo Caruurteeda, Cibaado Sh Maxamed, Saygeeda iyo Caruurteeda, Rooda Sh Maxamed, Saygeeda iyo Caruurteeda, Ilma Ibraahim Sh Maxamed (Walaaleeye) iyo Hooyadood, Cabdiwahaab Xaaji Cali, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Siciid Xaaji Cali, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Maxamed Dr Cabdilaahi, Xaaskiisa iyo caruurtooda, Khadar Baarjeex, Xaaskiisa Khadiija Dr Cabdilaahi iyo caruurtooda, Drs Saynab Dr Cabdillahi, iyo Saygeeda, Faadumo Ibraahim Sh Maxamed iyo caruurteeda, Farduus Cabdiraxmaan, saygeeda iyo caruurtooda, Saynab Cabdiraxmaan, Saygeeda iyo Caruurtooda, Safiya Cabdiraxmaan, Saygeeda iyo Caruurtooda iyo dhamaan Reer Walaaleeye, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Cali Sh Maxamed (Walaaleeye), Xaaskiisa iyo Caruurtiisa iyo Ilma Sh Axmed Sh Maxamed (Walaaleeye) geerida ku timi hooyadood, Marxuumad Caasha Cabdi Daahir, oo maanta lagu aasay magaalada Burco.

Dhamaan dadkaasi waxay Ilaahay uga baryayaan inuu Jannadiisii Fardowsa ka waraabiyo marxuumada, dhamaan ehelkii, qaraabadii iyo intii ay ka tagtayna Samir iyo iimaan Ilaahay ka siiyo..Aamiin………….Aamiin………….Aamiin….Aamiin.

Advertisement

Ku Xayeysiiso