![](https://www.togaherer.com/wp-content/uploads/2018/11/43987452_326732854770864_1887559915237539840_n.jpg)
Colaadda Beelaha Walaalaha ah ee Gobolka Sool, Gaar ahaan Dhumay waxa maanta isugu imanaya inta Af-soomaali ku hadasha oo dhan, waanu soo dhawaynaynaa, waxaanay Marti u yihiin Dawladda Somaliland.
Waxa sidaasi yidhi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi mar uu ka hadlaayey Xuska Sanad Guurada 25aad ee Booliska Somaliland oo maanta ku beegnayd.