Shidanaa-ba Shidan: Nin Brazilian ah oo ku mashquulsan Taleefankiisa Gacanta xili rag hubeysni ay dhacayaan Baar uu ku sugan yahay !!

Baraha Bulshada ayaa la soo dhigay Fiidiyoow ku saabsan nin dhalinyaro ah oo reer Brazil ah oo telefoonkiisa ku mashquulsan baar ya oo ku yaal aagga Nova Serana ee bariga Brazil, intii lagu jiray dhac hubaysan oo loo geystay Baarka.

Ninkan dhallinyarada ah ayaa fiidiyowga ka soo muuqanaya isaga oo kuu mashquulsan taleefankiisa, isaga oo aan dareemin denbiilayaasha soo gelaya makhaayadda kuna hubaysan sitana bistoolado macaamiisha hortooda, ka dibna xadaya intii aanay baxsan.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso