Dhamaan Maamulka Iyo Wariyayaasha Warbaahinta Togaherer Waxaanu Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii iyo Dhamaan Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Ee uu Ka Geeriyooday Alleh ha u naxariistee Marxuun General Cabdilaahi Kaahin Yusuf Oo goor dhawayd ku geeriyooday Toronto,Canada

Dhamaan Maamulka Iyo Wariyayaasha Warbaahinta Togaherer Waxaanu Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbka Jamhuuriyadda Somaliland Ee uu Ka Geeriyooday Alleh ha u naxariistee Marxuun Genaral Cabdilaahi Kaahin Yusuf Oo goor dhawayd ku geeriyooday Toronto Dalka Canada.


Dhamaan Waxaanu ka tacsiyeynayaa Eheladiisii, Aqaariibtii Iyo Caruurtuu ka tagay Marxuum Cabdilaahi Kaahin Yusuf . Waxaan si gaara uga tacsiyadaynayaa Xaaskiisii Caruurtiisa iyo Dhamaan reer Kahin Yusuf Asxaabtii Ehelkii iyo Qaranka Somaliland. Waxaanu leenyahay Samir iyo Iimaan Alleh ha idinaga Wada Siiyo Marxuumka Sidoo kale Waxaan Allaheena wayn Uga Baryeynaa in uu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo Marxuunka Dambigisana alleh uu dhaafo.

Marxuun General Cabdilaahi Kaahin Waxaa uu Soo Noqday Madaxdii iyo saraakiishii ugu saraysay Ciidankii Dalkii la isku odhan jiray Somali Rep gaar ahaan Milatariga waxaa lagu Xasuusan Doono Wax qabadkiisii , Waxtarkiisii, gacan qabashadii Dadka iyo Samihii Lagu yaqaanay.

Ilaahay waxaan uga baryeynaa in uu janadii fardawsa ka waraabiyo Dambigiisana Alleh uu dhaafo, qabrigana alleh uu u waasiciyo. Sido kale waxaa eheladii, Qaraabadii , Somaliland iyo Somali oo dhan aan Ilaahay uga baryeynaa in uu samir iyo iimaan ka siiyo. Qoyskii uu ka geeriyoodayna cawil Khayr Qaba alleh ugu badalo.

Amiin Amiin Amiin Amiin
“INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN”

“KULLU NAFSUL DAAIQATUL MAWT

Warqabadka Togaherer

Advertisement

Ku Xayeysiiso