Ogaysiis……… Ogaysiis…………. Ogaysiis
Wasaarada Waxbarashadda Iyo Saynisku Waxay Ogaysiinaysaa Ardaydii Ku Guuleysatay Deeqdii Waxbarashadda Ee Dalka Itoobiya, In Ay Yimaadaan Xarunta Wasaarada Waxbarashadda, Maalinta Khamiista Ee Ay Taariikhdu Ku Beegan Tahay; 11/10/2018-Ka, Saacadu Marka Ay Tahay 9 Subaxnimo.
Imaatinkiinu Aad Buu Muhiim U Yahay, Waxa Halkaa La Idiinku Sheegi Doonaa Ammuuro Safarkiina Waxbarasho Khuseeya…
Sidaa Iyo Balan Oofin Wanaagsan
Mahadsanidin