Hogaamiyaha North Korea oo Martiqaaday Pope ka Vatican

Madaxaweynaha koonfurta Kuuriya Kim Jong-un ayaa sheegay in Hogaamiyaha Waqooyiga Korea uu martiqaad u fidiyey wadaadka Diinta Kiristaanka Pope Francis inuu booqdo Pyongyang.

“Inta uu ku guda jiro booqasho uu ku tagayo Europe todobaadka soo socda madaxweynaha Koonfurta Korea wuxuu martiqaadka Kim Jong-un u gudbin doonaa Pope ka,” Afhayren Kyom ayaa sidaas yidhi.

Waxa uu sheegay in intii lagu guda jiray shirkii laba-geesoodka ahaa ee Pyongyang intii u dhaxeysay 18-kii illaa iyo 20-kii September, Kim wuxuu u sheegay Moon inuu doonayo inuu ku casuumo Pope Francis inuu booqdo Waqooyiga Kuuriya.

 Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso