Daawo-Wasiirka Wasaarada shaqogalinta Somaliland Ayaa Maanta Caasimada Dalka ka Furtay Kulan Balaadhan Oo Lagaga Hadlaayey Sidii haweenku Arrimaha Doorashooyinka Soo socda kaalintooda Uga Qaybqaadan lahaayen

(Toggaherernews)-Wasiirka Wasaarada shaqogalinta Somaliland Ayaa Maanta Caasimada Dalka ka Furtay Kulan Balaadhan Oo Lagaga Hadlaayey Sidii haweenku Arrimaha Doorashooyinka Soo socda kaalintooda Uga Qaybqaadan lahaayen…

Kulankaasi ayaa waxaa si wado jir ah uga soo qaybgalay haween weyne ka socday Axsaabta qaranka somaliland ,dalada haweenka qaranka somaliland Ee Nagaad Iyo xubno ka socday hay-adaha warbaahinta dalka iyo marti sharaf kale oo lagu soo casuumay kulankaasi.

iyadoo kalnkaasi lagaga hadlaayey arrimaha doorashooyinka dalka ku soo food leh ,kaalintii haweenku ka qaadan lahaayeen iyo arrimaha kootada haweenka oo si balaadhan lagaga waramaayey kulankaasi..

Daawo:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso