Daawo: ” Waxaan Xaq u leeyahay in Aan hor ka sii Kaxaysto” Madaxweyne Urdugan Ayaa ku tiraabay Kadib Markii uu Jarmalka ku arkay Nin Wanted ka ah Dalkiisa oo Saxafi ah.

 ” Waxaan Xaq u leeyahay in Aan hor ka sii Kaxaysto” Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ka Turiga  Ayaa ku tiraabay Weedhaasi  Kadib Markii uu  Arkay 35 sano ka soo maqnaa kuna Jooga Magac kale Dalka Jarmalka Kaas oo Ka Saxafi ahaan ku soo dhuuntay Shir Jaraaid oo uu la qabanaayey Habarta Dalka Jarmalka Xukunta ee Angela Merkel Kadibna Erdogan inta uu joojiyey Khubadii ayuu aad u xanaaqay.

Isla markiba Waxaa ogaaday Sirdoonka kuwaas oo Markiiba Ka dhex qabtay Shirka Gootii ay sida wada jirka ah ugu qabanayeen Shirka Jaraaid Isaga iyo islaanta Jarmalka.

Ninka Oo la yidhaa iminka Caadil Ayaa Waxa uu dalka Turkiga ka soo baxsaday 35 sano ka hor kadib markii uu siro dawladu leedahay uu faafiyey uuna dhex mariyey Basaas weyn oo reer Galbeed ah oo ay wada shaqaysan jireeen. Baxsasho kadib waxa uu ninkani iska dhiibay dalka Jarmalka Halkaas oo Markii xudo yar kadib ay sirdoonka Jarmalku daba galeen. Kadib markii Habeen habeenada ka mid ah gurigiisa loogu soo dhacay laguna qabtay Waraaqo badan oo Uu Dhalan rogay oo aan sax ahay ayaa waxaa 1999 ku xukumeen 3 sano oo xadhig ah .

Caadi oo ah Sawir qaade ayaa markii uu soo galay meeshay ayaa sirdoonkii Jarmalku ogaadeen waanay ka saareen. Arintaa ka caydhinta Shirka jaraaid laga caydhiyey Ninka ayaa waxaa taageeray Afheyeenka Madaxtooyada Dalkaasi Jarmalka oo sheegay in Ninkasa oo madax ah oo aqalkan Soo galaa in uu Xumo mudan yahay Cidii Carqaladayn ku wadana laga saarayo Hoolka.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso