Wareysi-Dowlad Xaafad kaliya Oo Muqdisho Ah Joogta ,Maamul Goboleedadii Ay Xadhiga U Gooyeen Oo Ay Ka Hoos Baxeen,Farmaajana Maanta Ma Laha Awood Uu Qaranka Somaliland Wado Hadal Uu Kula Furo-Cabdiqani (Kabtanka).

(Toggaherernews)-Dowlad Xaafad kaliya Oo Muqdisho Ah Joogta ,Maamul Goboleedadii Ay Xadhiga U Gooyeen Oo Ay Ka Hoos Baxeen,Farmaajana Maanta Ma Laha Awood Uu Qaranka Somaliland Wado Hadal Uu Kula Furo-Cabdiqani Ibraahim salaf (Kabtanka)…

Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka Xibiga calaadala iyo daryeela Ucid Cabdiqani IBraahin salaf (Kabtanka) Oo wareysi khaas ah siinaayey habakadani Toggaherernews Ayaa Qaranka Somaliland ka difaacay Hadalo ka soo yeedhay maamulka taagta daran ee somalia,waxaanu farmaajo ku sifeeyey shaqsi aan u qalmin in uu wado hadal uu la furo qaranka horumaray ee Somaliland ,Halka uu xoghayuhu sidoo kalena uu xusay in farmaajo uu i buuxda uu ugu fashilmay hogaaminta siyaaada dalkiia ,ila markaasina ay kaloonidii ay kala noqdeen maamul goboleedyadiisa oo uu maamuli kari laayahay,Xoghayaha Oo Arrimahaasi ka hadlaaya waxaa ka mid ahaa…:

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso