” Dib dambe shacabkayagga looguma ugaadhsan doono diintooda” Madaxweynaha Somali State

Madaxweynaha Somali State ee Itoobiya Md.Mustafe Muxumed Cagajar ayaa balan qaaday in aan cid dambe loo qabsan doonin diintooda waxaanu yidhi sidatan:-

Dib dambe shacabkayagga looguma ugaadhsan doono diintooda.

Kuwii 27kii sano ee u dambeeysay shaambadeeynta dadka iimaanka iyo caqiidada leh ku aflaxay maantana isla tii miciin moodaya ha isu diyaariyaan dagaal cir iyo dhul ah.

Waa waajib inaan difaacno xorriyadda iyo karaamada dadkayaga la duleeystay ee aan wali ka soo kaban dharbaaxooyinkii guumaysigii ba’naa ee ay soo mareen.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso