Mudanayaasha Aqalka Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Maanta Waxay Cod Aqlabiyad Ah Ku Meelmariyeen Xeerka Kalluumaysiga wadanka…

(Togaherernews)-Mudanayaasha aqalka Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Maanta waxay Cod Aqlabiyad Ah Ku Meelmariyeen Xeerka Kalluumaysiga wadanka…

Fadhigii maanta Ee Golaha guurtida Somaliland ayaa mudanayaasha Golahaasi waxay cod aqlabiyad ah ku ansixyeen xeerka kalluumaysiga dalka ,xeerkaasi oo ka soo gudbay mudanayaasha golaha wakiilada somaliland..

Ka dib markii ay mudanayaasha cod gacan taag ah u qaadeen xeerkaasi ayaa waxaa ogolaaday 45 mudane, 2xildhibaana way diideen , hal xildhibaanna wuu ka aamusay ,gudoomiyuhuna ma codeyn,sidaasi ayaa xeerkaasi kalluumaysigu ku meelmaray …

Advertisement

Ku Xayeysiiso