“Maraykan waa inuu aqoonsadaa somaliland kahor inta uuna Ruush ku aqoonsan” sidaa waxaa yidhi mechail rubbin

“Maraykan waa inuu aqoonsadaa somaliland kahor inta uuna Ruush ku aqoonsan” sidaa waxaa yidhi mechail rubbin

Ahmedyasin Omar

The US needs to recognize Somaliland before Russia does

“Maraykan waa inuu aqoonsadaa somaliland kahor inta uuna Ruush ku aqoonsan”

Faaladani maaha wax indho sarcaad ah war been abuur ah mana aha rajjo fog oo maaweelo ah oo raad qoyan oo dhawaan bislaan doona ku akhri dareen fog oo ku baahi dareen Muwaadin oo jecel inuu dhibta ka baxo halgankana qayb ka noqdo adigoon aragtiyaha local ka ah ee madhalayska ah sida reernimadda,nin jeclaysiga midna udabranayn ku bandhig qoraalkan meelkasta bartaada Facebook Twitter, mareegaaagaha iyo majliskaaga si dalka iyo dadkuba fursaddo nololeed uhelaan.

Aug 22 2018 waxay mareegtan Washingtonexaminer.com  soo tabisay faalo siyaasadeed oo uu qoray #Michealrubbin oo ahaa xubin ka tirsan pentagon maraykanka oo leh machadka American interprise institute oo ah goob lagu falanqeeyo siyaasada laguna diyaariyo cilmi baadhis nidaamadda dimuqraadiga iyo maamul wanaaga wuxuu  maqaalkan kusoo qaatay.

“The US needs to recognize Somaliland before Russia does”

“”Maraykan waa inuu aqoonsadaa somaliland kahor inta uuna Ruush ku aqoonsan”

Eeg faaladda qoraagu soo bandhigay qaybo kamida

The US needs to recognize Somaliland before Russia does
by Michael Rubin
| August 22,2018.

Russia is keen to open a naval base in strategically important Somaliland.

When most Americans think about Somalia, they picture Black Hawk Down, pirates, starving kids, al Qaeda, and urban chaos. More than 148 million Americans (almost half of the U.S. population) were born after Somalia’s last stable government collapsed in 1991. But for Somalis living in the northern region of Somaliland, the chaotic perception of their situation has always been false. Somaliland has for more than a quarter century been de facto independent. Long ignored by policymakers, however, it may soon find itself to be the latest geopolitical battlefield between the United States and Russia.

“Marka dadka reer maraykan intooda ubadani ay maqlaan somalia waxay maskaxdoodu sawirataa Diyaaradii black hawk down,Budhcad badeed,ubad macluul gaajo u dhimanaya,alqaacida ama alshabaab.
Inkabaddan 148milyan oo ka mida bulshada reer maraykan badhkeed waxay dhasheen kadib burburkii Dawladdii Somalia meeshaka baxday burburtay 1991, balse nolosha soomaalida ku nool  gobbollada waqooyi ee somaliland waxaa lagasoo tabin jiray ama laga aamindanaa waxay ahaayeen warbixino been ah.Somaliland waxay ahayd dawladd madaxbanaan inkabaddan rubuc qarni,oo ay go-doomiyeen xeeldheerayaasha abuura nidaamaddka siyaasada dawladnimo,balse waxay dhawaan heli doonaan Fursad maadaama uu dagaalka awoodaha hirdamayya Russia iyo maraykan u noqday goob muhiim ah.

Wuxuu qoraagu ukala dhigay mawduucan

1- Somaliland’s colonial origins.
Wuxuu qaybtan kaga hadlayaa qoraagu taariikhdii dhulka somalida iyo waqtigii gumaysiga gumaysigii French ee Djabuti,British somaliland, Italy Somalia oo lahaa xuduudo kala xiran, Dib udhalashadii somaliyeed oo dawladii Somaliland ee xornimadda ka qaadatay 26 june 1960 gumastihii  5cisho kadib Somalia xornimadii ka qaadatay 1 jully 1960 ayaa waxaa dib ucuratay awoodii Dawlad soomaliyeed

2- Somaliland deserves independence.

Kadib burburkii dawladii Somalia somaliland waxay ku dhawaaqday dawladd madaxbanaan 18 may 1991 waxaa halkaa ka hirgalay dib uheshiisiin ilaa dawladd dimuqqraaddi ah oo shacabku soo doorto dawlad calanleh,lacag ugaara leh, amni haysta,Baarlaman leh, Guurti leh, Madaxweyne lasoo dorrtay leh,waxay 27 sanno u xaniban yihiin cid aan la garanayn iyo Magacii dawladii somalia oo la kufsadday rajo iyo raad dawladeedna aan lahayn.

3- Don’t cede Somaliland to Russian influence.

Tartankii dhaqaaale ee awoodaha ugu waaweyn aduunku oo is caydhsanaya ayaa daf soo yidhi somaliland  Dawladii russia ayaa rabta in Saldhig laga ssiiyo Dekadda saylac Xagga dawladiihii Xulafada carabta iyo Maraykan saldhig ka samaysanayaan Berbera Dekadda berberana la  wareegtay Dpworld Emarites waxaa kaliya oo hadhay ku dhawaaqii aqoonsigii ssomaliland oo ah danta baayihaha ugu wayn ee somaliland weydaarsan doonto.

Waxaa Turjumay oo Diyaariyay Aniga oo ah AHMEDYASIN SH CUMAR AHMED FURRE 
Ahyaseen216@gmail.com

https://www.washingtonexaminer.com/opinion/the-us-needs-to-recognize-somaliland-before-russia-does

Advertisement

Ku Xayeysiiso