Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Cod Gacan Taag Ah Ku Ansixiyey Xeerka Qandaraasyada Qaranaka

(Toggaherernews)-Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Cod Gacan Taag Ah Ku Ansixiyey Xeerka Qandaraasyada Qaranaka…

Fadhigii maanta Ee Golahaasi wakiilada somaliland oo uu shirgudoominaayey Gudoomiyaha golahaasi mudane -Baashe maxamed faarax ayaa mudanayaasha golahaasi waxay cod aqlabiyada ah ku meelmariyeen xeerka qandaraasyada qaranka oo xildhibaanada golahaasi wakiilada kaga soo noqday dhinaca golaha guurtidaSomaliland.

Halka mudanayaasha aqalka golaha guurtida somalilandna loo qaybiyey labada xeer ee kala ah xeerka kalluumaysiga iyo xeerka ciidanka ilaalda xeebaha somaliland oo ay hore usoo meelmariyeen golaha wakiilada somaliland…

Guji halkani Hoose Oo kaga bogo warbixinadaasi Oo faahfaahsan:Soo Jeedinyta Mr-Ayuubi..

Advertisement

Ku Xayeysiiso