Wasiirka Deegaanaka Somaliland Marwo Shugri Ismaaciil Baandare Ayaa Ka Warantay Shir Caalami Ah Oo Somaliland Ka Qaybgalayso…

(Toggaherernews)-Wasiirka Deegaanaka Somaliland Ayaa Ka Warantay Shir Caalami Ah Oo somaliland ka Qaybgalayso…

Wasiirka wasaarada deegaanka iyo horumarinta reer guuraaga shugri ismaaciil bandare ayaa waxay ka warantay shircaalami ah oo ay oamliland ka qaybagalayso oo lagu falanqaynaayao arrimaha isbedelka cimilada adduunka,wasiirka oo arrintaasi ka hadlaysa ayaa hadalkeeda ku bilowday:

(Caalamka ayey ka soo xuleen oo dadlakaafrikaanka afar ayaanu nahay waana dalalka Ghana ,somaliland ,Muzambiik,iyo Gaambiya oo labo rag ah iyo labo dumar ah ayaa lagu soo qoray in ay uga qaybgalaan mareykanka ama laatiin ameerika marka la isku qaadao oo ay canada ay ku jirto North america waa ilaa lix qof oo south centeral ameraka way ku jirtaa oo midhal iiska waxaa kaga jira markaasi labo iyo labatan qof ooaan is aqoonin oo caalamkoo dhan ka yimaaday oo markaasi la leeyahay labo iyo labaatankaasi qof waxay ku yimaden wax qabadkoodooiyo sida uu dalkiisa uu u soo caawiyey .

runtii shirkani waa shir caalami ah oo ilaa saddex kun oo qof lagu marti qaday oo madax faro badani ku jirto waxaanu dabo socdaa shirkii dalkaasi paris lagu qabtay 2015kii dhammaadkiisii oo qodobadii shairkaasi ka soo baxay waxaa lagu ansixiyey 2016kii dawlad walbawaxay balanqaaday inta itaalkeeda wixii deegaanka wax udhimaaya waliba waxay masuuliyadu xoog u fuushay dalalka waa weyn  oo iyagu maanta warshadahha waa weyn leh oo maraakiib badda maraayaha noqdaan amase wershad wax soo saara ha noqdaan dadkaasi ayaa runtii uu culeyku fuulay laakiin dalalka kale ee uu culeyska uu ku hayo marka aad eegto cimilada waxaa la yidhi ha lagu caawiyo dalalka soo koraayawaxay hoos ugu dhigaan taasi kalena ha lagag faaiideysto).

Advertisement

Ku Xayeysiiso