Xildhibaanada Golahaasi Wakiilada Somaliland Ayaa Waxay Cod Gacan Taag Ah Ku Ansixiyeen Xeerka Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland…

(Toggaherernews)-Xildhibaanada Golahaasi Wakiilada Somaliland Ayaa waxay Cod Gacan Taag Ah Ku Ansixiyeen Xeerka Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland…

Fadhigii maanta Ee Golahaasi wakiilada Somaliland Oo uu shirgudoominaayey Gudoomiyaha Golahaasi Md-Baashe Maxamed faarax Ayaa mudanayaasha golahaasi waxay cod aqlabiyad ah ku meelmariyeen xeerka ciidanka ilaalada xeebaha somaliland ,xeerkaasi oo in muddo ahba horyaalay golahaasi.

ka dib markii ay mudanayaasha golahaasi codu qaadeen  xeeerkaasi ciidanka ilaalada xeebaha ayaa waxaa ogolaaday 35 xildhibaan, waxaana diiday 3 xildhibaan ,waxaana ka aamusay 3 mudane ,gudoomiyuhuna ma codeyn ,sidaasi ayaa lagu meelmariyey xeerkaasi..

Halkani Hoose Guji Oo dhagayso natiijada ay ku ansixiyeen xeerkaasi…

Advertisement

Ku Xayeysiiso