Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Waxay Cod Gacan Taag Ah Ku Ansixiyeen xeerka kalluumeysiga Dalka,Oo in muddo ah Horyaalay Golahaasi..

(Toggaherernews)-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Waxay Cod Gacan taag Ah Ku Ansixiyeen xeerka kalluumeysiga Dalka,Oo in muddo ah Horyaalay Golahaasi..

Fadhigii maanta Ee Xildhibaanada Golahaasi Wakiilada Somaliland Oo Uu shirgudoominaayey Gudoomiyaha Golahaasi Md-Baashe maxamed faarax ayaa mudanayasha golahaasi Waxay cod Aqlabiyad ah ku meelmariyeen xeerka kalluumeysiga wadanka ,oo ay mudanayaasha golahaasi wax ka badal iyo kaabis hore ugu soo sameeyeen ,ka dib markii ay si faahfaahsan doodo ku qaadaa shigeen.

Halkani Hoose guji Oo kaga Boggo qodob wareedkani Oo faahfaahsan-Soo Jeedinta-(Mr-Ayuubi)..

Advertisement

Ku Xayeysiiso