Gudoomiyaha Guddida Arrimaha Bulshada Ee Golahaasi Guurtida Somaliland Xildhibaan Axmed Daahir Jirde  Ayaa Dalbaday Duufaantii Gobolada Galbeedka Somaliland ka Dhacday Waa In La Qiimeeyo.

 (Toggaherernews)-Gudoomiyaha Guddida Arrimaha Bulshada Ee Golahaasi Guurtida Somaliland Xildhibaan Axmed Daahir Jirde  Ayaa Dalbaday Duufaantii Gobolada Galbeedka Somaliland ka Dhacday Waa In La Qiimeeyo…

fadhigii maanta Ee golahaasi Guurtida somaliland ayaa mudanayaasha golahaasi waxay warbixin ku saabsan adeegyada arrimaha bulshada ay ka dhagaysteen gudoomiyaha gudida arrimaha bulshada ee golahaasi xildhibaan axmed daahir jirde ,waxaanu warbixintiisaasi uu ku sheegay in loo baahan yahay in xukuumada iyo shacabba sidii kor u qaadis loogu sameyn lahaa adeegyada arrimaha bulshada ee wadanka ,halka uu sidoo kalena uu warbixintiisa uu ku xusay in dib u qiimeyn lagu sameeyo goboladii ay duufaantu ku dhufatay…

Daawo-Gudoomiyaha Guddida arrimaha Bulshada Xil Axmed Daahir Jirde Oo Arrintaasi faahfaahinaya…

Advertisement

Ku Xayeysiiso