Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Fariin u Direy  Maamulka Puntland,Waxaanu Taliyuhu ka Dalbaday Maamulkaasi In Ay Daandaansiga Somaliland Ka Daayaan…

(Toggaherernews)-Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Fariin u Direy  Maamulka Puntland,Waxaanu Taliyuhu ka Dalbaday Maamulkaasi In Ay Daandaansiga Somaliland Ka Daayaan…

Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland sareeyo Gaas Nuux Ismaaciil Taani OoArrintaasi ka hadlaaya Ayaa yidhi:

(Walaahi anagu waxba hanjabi mayno anaga madaxweynahayagu nabad ayuu ku baaqay anaguna nabad ayaanu leenahay laakiinse waxaan u sheegayaa ninkii na soo daandaansada ee na soo doonta dee isagaa yaqaanahadhow wadanka nabadgalyadiisa cid looga baqayaama jirto cid kastaba haahaadee wadanku waa nabad ciidan ku filan wuu leeyahay waanan daafacaynaa dalka iyo ummadda somalilandba.
waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan ummadda reer somaliland meel kastooo ay joogto oo aan leeyahay ilaahay sanadkaasi sanadkiisailaahay ha idinku gaadhsiiyo mash bash iyo barwaaqo waxaan kaloo salaan u dirayaa ciidamada qaranka somaliland meel kasta oo ay joogaanba gaar ahaanna waxaan salaanu dirayaa ciidamada jiida hore jooga ee maanta halwgalka ku jira oo aan leeyahay ilaahay ha idinka abaalmariyo ciidaa cideedana ilaahay ha inagu gaadhsiiyo inagoo nabad ah).

Advertisement

Ku Xayeysiiso