Xidhiidhka Ciyaaraha fudud Ee Somaliland Ayaa Daboolka Ka Qaaday In Ay Gacanta Ku Hayaan Qorshayaal Cusub Oo Ay Ku Horomarinayaan Ciyaaraha Fudud Ee Dalka..

(ToggahererNews)-Xidhiidhka Ciyaaraha fudud Ee Somaliland Ayaa Daboolka Ka Qaaday In Ay Gacanta Ku Hayaan Qorshayaal Cusub Oo Ay Ku Horomarinayaan Ciyaaraha Fudud Ee Dalka..

Gudoomiyaha xidhiidhka ciyaaraha fudud Ee Somaliland Mustafe Cabdiraxaan  oo u waramaayey shabakadani Radio Toggaherer ayaa faahfaahin ka bixiyey qorshayaal cusub oo ay ku horumarinayaan ciyaaraha fudud ee wadanka…

Halkani Hoose Ka Dhagayso warbixintaasi :

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso