(ToggahererNews)- Guddida Arrimaha Gudaha ,Nabadgalyada Iyo Difaaca Ee Golahaasi Guurtida Somaliland Ayaa Kulan xogwareysi Ah la Yeeshay wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Ciise Axmed Yuusuf..
kulankaasi ay baarlamaanka somaliland ku wado qaateen wasiirka wasaarada Gaashaandhiga iyo Guddida Arrimaha Gudaha ,nabadgalyada iyo difaaca Ee golahaasi guurtida somaliland ayaa waxay kawado hadlaayeen adkeynta amniga dalka …