Daawo/ Wardegdeg Ah: Wasiirka Warfaafinta Dawlada Federlka Ethiopia Md Axmed Shide ayaa Xaalad Degdeg ah ku soo Rogay Degaanka Somalida Ethiopia.

Daawo/ Wardegdeg Ah: Wasiirka Warfaafinta Dawlada Federlka Ethiopia Md Axmed Shide ayaa Xaalad Degdeg ah ku soo Rogay Degaanka Somalida Ethiopia.

Kadib Is casilaada Madaxweynihii hore iyo Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Ku meel gaadhka ah ayaa Waxaa hadlay Oo Xaalad  degdeg ah ku soo Rogay wasiirka Warfaafinta Ethiopia Axmed Shide

Sidoo kale wararka aanu ka helayno Magaalada Jigjiga Ayaa waxay sheegayaan in Xaaladu Kacsan tahay Sidoo kalena Ay Is hor fadhiyaan Ciidamada Deegaanka ee Lyu Policeka iyo Kuwii Federalka oo Iyagu Sugaaya Amaanka Magaalada Jigjiga.

Advertisement

Ku Xayeysiiso