Daawo-Mudane Golaha Wakiilada Somaliland Ka Tirsan Ayaa Cali Mareexaan Ka Difaacay Eedaymo Uga Yimid Xildhibaan Naasir Cali Shire..

(ToggahererNews)-Mudane Golaha wakiilada Somaliland Ka Tirsan Ayaa Cali Mareexaan Ka Difaacay Eedaymo Uga Yimid Xildhibaan Naasir Cali Shire..

Xildhibaan cabdiqaadir jibriil Tukaale oo ka mid ah mudanayaasha golahaasi wakiilada somaliland ayaa ka difaacay cali xasan maxamed (Cali Mareexaan ) dhaliilo culus oo uu u jeedinaayey dhawaan xildhibaan naasir cali shire oo ah Gudoomiyaha guddida ilaalinta iyo dabogalka hantida qaranka ee golahaasi wakiilada  somaliland ..

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso