Mudane Si Ba-an UGa Dayriyey xaalada Dekeda Berbera,Canaanna Kula Dulkufay Shirkada Maalgalinaysa Dekedaasi..

(Toggaherernews)-Mudane Si Ba-an UGa Dayriyey xaalada Dekeda Berbera,Canaanna Kula Dulkufay Shirkada Maalgalinaysa Dekedaasi..

Xildhibaan C/raxmaan yuusuf cartan oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha wakiilada somaliland ,kana soo jeeda xildhibaanadii laga soo doortay gobolkaasi saaxil ayaa ka dayriyey xaalada dekeda berbera ay ku sugan tahay xiliga ,mudanahaasi waxa uu sidaasi uu ku sheegay mar uu ka qaybqaadanaayey doodii maanta ee Golaha wakiilada oo ka doodaayey xogogaal unoqoshada xaalada dalka …

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso