Mudanayaasha Aqalka Golaha Guurtidu Somaliland Maxay Ka Yidhaahdeen Siyaasada Arrimaha Gudaha Ee Wadanka?

(ToggahererNews)-Fadhigii maanta Ee Golaha Guurtida Somaliland Oo Uu shirgudoominaayey Gudoomiyaha Golahaasi Mudane saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Mudanayaasha Golahaasi waxay si kulul uga doodeen Siyaasada arrimaha Gudaha Ee Dalka.

Iyagoo mudanayaashii dooda maanta ka qaybqaadanaayey ay talo ahaan ku soo jeedinayeen in wax kastoo amniga qaranka wax u dhimi kara laga hortago oo wax laga qabto ,isla markaasi si buuxda wax looga qabto dhalinayarada xiliyada habeenkii isku dayda in ay bulshadeena dhibaato u gaystaan…

Daawo Muuqaalada Mudanayaasha Guurtida somaliland …

Advertisement

Ku Xayeysiiso