Ninka Qaba Ra’iisal Wasaaraha Luxembourg oo Sawir la galay Xaasaska Hogaamiyayaasha Nato!

Ninka Ay wada joogaan Ra’iisal Wasaaraha Luxembourg Xavier Beetle ee laga Roona ah ayaa sawir Xusuus ah la galay haweenka ay wadajoogaan Hogaamiyayaasha Nato ka dib kulankooda meel u dhaw Brussels.

Sawirkan ayaa koobsaday tiro ka mid ah haweenka Hogaamiyayaasha Dawladaha Nato.

Sawirkan ayaa waxa ka soo muuqanaayaa Amina Erdogan oo ah xaaska madaxweynaha Turkiga , Xaaska Madaxweynaha Maraykanka Melania Trump, xaaska Madaxweynaha Faransiiska Brigitte Macron, Xaaska Ra’iisal wasaaraha Belguim Emilie Derbodringen, xaaska Xogahaya Guud ee Nato Ingrid Schulrod, Xaaska Madaxaweynaha Midawga Yurub Malgorzata Sushakia iyo Ninka qaba ra’iisal wasaaraha dalka Luxembourg Gaultier Destiny.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso