Gudoomaha SOLJA Ayaa kulan Iskugu Keenay Ardeyda kuliyada Saxaafada Iyo Masuuliyiinta Wasaarada macdanta Iyo Tamarta somaliland …

(Toggaherer)-Gudoomaha SOLJA Ayaa kulan Iskugu Keenay Ardeyda kuliyada Saxaafada Iyo Masuuliyiinta Wasaarada macdanta Iyo Tamarta somaliland …

Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta qaranka Somaliland Maxamuud Cabdi jaamac (Xuuto) ayaa kulan balaadhan iskugu keenay suxufiyiinta wax ka barta jaamacada hargeysa iyo masuuliyiinta wasaarada macdanta iyo tamarta somaliland ,waxaana kulankaasi lagu falanqeeyey howlaha shidaal baadhista ee dalka ka socda…

Daawo:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso