Ethiopian Airline oo Duulimaadada ay ku tagayso Asmara Bilaabaysa Todobaadka Soo socda

Addis Ababa, July 10, 2018 (ToggaHerer) Ethiopian Airlines oo ah shirakadaha diyaaradaha Africa ta ugu balaadhan ayaa duulimaado ay ku tagayso Caasimada Eritrea ee Asmara bilaabaysa Todobaadka Soo socda.

Warkan ayaa Waxa shaaciyey Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Ethiopia, Dr Workneh Gebeyhu.

Dhawaaqan ayaa ku soo beegmay xilli ay Waftigii Ethiopian-ka ahaa ee uu hogaaminayay Ra’iisal Wasaaraha Dalkaasi Dr Abiy Ahmed uu soo gebogabeeyey Socdaal laba maalmood ah oo uu ku tagay Eritrea.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso