Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland Ayaa waxaa Ka Dhago Adaygay wasiirada wasaaradaha Arrimaha Dibada Iyo Maaaliyada In Ay Hor Yimaadaan Golahaasi Oo Ay warbixin Ka Siiyaan Howsha Ay Qaranka U Hayaan.

(Toggaherer/Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland Ayaa waxaa Ka Dhago Adaygay wasiirada wasaaradaha Arrimaha Dibada Iyo Maaaliyada In Ay Hor Yimaadaan Golahaasi Oo Ay warbixin Ka Siiyaan Howsha Ay Qaranka U Hayaan.

Gudoomiyaha Guddida Joogtada Ee Golaha Guurtida somaliland Xildhibaan Siciid Cabdlaahi yaasir oo mudanayaasha Golaha guurtida warbixin ka siinaayey masuuliyiinta qaranka oo ay kulamo xogwareysi ah la soo yeesheen ayaa daboolka ka qaaday in masuuliyiinta wasaaradaha maaliyada iyo arrimaha dibaddu ka gows adaygeen in ay golahaasi warbixin faahfaahsan ka siiyaan howlaha ay qaranka somaliland u hayaan..

Daawo

Advertisement

Ku Xayeysiiso