Kalfadhigii 66naad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dardar Hor Leh Ku Furmay….

(Toggaherernews)-Kalfadhigii 66naad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dardar Hor Leh Ku Furmay….

fadhigi maanta Ee Golaha wakiilada somaliland oo uu shirgudoominaayey Gudoomiyaha Golahaasi Md-Baashe Maxamed faarax ayaa Mudanayaasha golahaasi waxaa si rasmi ah ugu furmay ajandahooda kalfadhiga 66naad ,isla markaasina lagu soo qaaday xeerar kala duwan oo hor leh oo qaranka somaliland anfici doona marka ay mudanayaashu waajibaadkooda ka gutaan ee ay meelmariyaan Iyo Xildhibaan xuseen Axmed Caydiid Oo ah mudane cusub oo golahaasi ku soo biiray….

Advertisement

Ku Xayeysiiso