WAREYSI-MUDANE MADAXWEYNE SNM HA HESHO WAXAY XUQUUQ U LEEYIHIIN -MUJAAHIDAD WIILO JIBRIIL GAAXNUUG.

(Toggaherernews)-WAREYSI-MUDANE MADAXWEYNE SNM HA HESHO WAXAY XUQUUQ U LEEYIHIIN -MUJAAHIDAD WIILO JIBRIIL GAAXNUUG.

Mujaahidad wiilo jibriil gaaxnuug oo ka mid ahayd hablihii halganka dalka dib loogu xoraynaayey ka soo qaybgashay Ee SNM ayaa madaxweynaha qaranka somaliland ka dalbatay in la xaal ogaado mujaahidiinta snm wixii ka nool ,halka sidoo kalena ay ka xogogaal warantay halgankii dalka lagu xoraynaayey iyo kaalintii fiirfircoonay ururka snm ay ka soo qaateen,halka sidoo kalena ay fariin kulul u dirtay somalia..

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso