Tuugtu waa laba qaybood Tuug jeeb          “Bilayska Raadiya” Tuug Siyaasi ah “Bilayska Ilaaliya

Tuugtu waa laba qaybood
Tuug jeeb          “Bilayska Raadiya”
Tuug Siyaasi ah “Bilayska Ilaaliya”

 

 

Tuug hore “jeebka” isaga ku dooranaaya ku dabo-galaaya wuxu doonayaa inuu xado waxa ku jira jeebkaaga ama boorsadaada keliya 
Dadku wey neceb yihiin looma dulqaato

Tuuga labaad “Siyaasiga” adigaa Dooranaaya cod ugu deeqaaya xafiis qurux badan ayuu fadhiya a wuxu kaa xadayaa Ayaahaaga danbe Riyooyinkaaga Himiladii aad lahayd Hanti iyo Tacliin iyo Caafimaadkaga “Dan guud” wixii dadka ka dhexeeyay weliba adigoo ka raali ah ayuu Dawladu gaadhay ka haysaa
Dadku wey jecelyihiin weyna u dulqaataan wax walba oo sameeyo, in dib loo doortob wey u badantahay “Dadkaa Tuugan Sameeya Hadana Ka Cawda”

Arimaha la xidhiidha waxqabadka xilalka siyaasiga ah si ka duwan inta shacabku u yaqaanaan ayaa loo miisaamaa qoraalo gadaal ka iman doona ayaynu ku faah faahin.

                             

Maqaalo Taxane ah oo loogu hiilinaayo muwaadinka caasimada ku DULMAN

 

Alaahuma Hal-balaqtu fashhad

 

Maxamed Xoosh

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso