Ra’isal wasaaraha Itoobiya Dr Abiy oo u magacaabay Brig Gen Degfe Bedi Taliyaha Komishanka Bilayska ee Addis Ababa

Addis Ababa, June 26, 2018 (ToggaHerer) – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Dr Abi Axmed ayaa maanta u magacaabay Brigadier General Degfe Bedi Taliyaha Komishanka Booliska Addisababa.

Kaaliyaha Taliyaha Bilayska Hassen Negash iyo Zelalem Mengiste ayaa loo magacaabay Ku-xigeenka, Zeynu Jemal Taliyaha Guud ee Booliiska Federaalka ayaa sidaa maanta u sheegay Warbaahinta.

Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu awood u leeyahay inuu magacaabo Taliyayaasha bilayska labada maamul ee Addis Ababa iyo Dire Dawa.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso