Wareysi- Mudane Ka Tirsan Aqalka Golaha Guurtida Somaliland Ayaa ka hadlay Biyo Yaraanta Ka Taagan Caasimada Somaliland,fariinna U Diray Masuuliyiinta Gacanta Ku Haysa Mashruuca Biyo Balaadhinta Magaalada Hargeysa.

(Toggaherer)- Mudane Ka Tirsan Aqalka Golaha Guurtida Somaliland Ayaa ka hadlay Biyo Yaraanta Ka Taagan Caasimada Somaliland,fariinna U Diray Masuuliyiinta Gacanta Ku Haysa Mashruuca Biyo Balaadhinta Magaalada Hargeysa.

Xildhibaan Badal sheekh khaliif sheekh xasan oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida somaliland oo u waramaayey shabakadani caanka ah Ee Radio Toggaherer ayaa si faahfaahsan uga hadlay Biyo yaraanta ka taagan caasimada somaliland ,waxaanu mudanuhu baaq wado jir ah u diray masuuliyiinta wasaarada biyaha somaliland iyo masuuliyiinta gacanta ku haysa mashruuca biyo balaadhinta in ay dadajiyaan.

Halkani Hoose Guji Oo Dhagayso..

Advertisement

Ku Xayeysiiso