Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxa uu si adag u sheegay inay nabaddu safka hore kaga jirto tiirarka ay Jamhuuriyadda Somaliland ku taagan tahay

Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxa uu si adag u sheegay inay nabaddu safka hore kaga jirto tiirarka ay Jamhuuriyadda Somaliland ku taagan tahay, islamarkaana ay qaran ahaan diyaar u tahay in wixii khilaaf ah ee dhexdeeda jira ay dhammaysato, waxaana uu yidhi, “Colaad iyo tafaraaruq midna kuma jirno, geyigan geeska Afrika-na maanta colaad uma baahna, dagaallo iyo colaad Soomaaliyi way kasoo daashay, Somaliland-na nabad bay ku dhaqan tay oo ku dhisantay, deriskeedana nabad bay ugu baaqaysaa, gudaheedana wixii khilaaf ah ee jira nabad bay ku dhammaysanaysaa.”

Advertisement

Ku Xayeysiiso