Qatar oo Ku Dhawaaqday in ay Berri Ciid tahay

Wasaarada Awqaafta Qatar ayaa ku dhawaaqday in ay maalinta Berri oo Jimce ah ay tahay ciid , Maalinta Koowaad ee Bisha Shawaal.

Wasaarada Arrimaha Diinta ayaa sheegtay in ay Sugnaatay in la arkay Bisha Shawaal.

Advertisement

Ku Xayeysiiso