Ra`iisal Wasaaraha Itoobiya oo u magacaabay General Seare Mekonnen taliyaha Ciidamada Difaaca Qaranka ee Itoobiya

Addis Ababa, June 8, 2018 (ToggaHerer) – Ra’iisul Wasaare Dr Abi Axmed ayaa u magacaabay General Seare Mekonen taliyaha cusub ee Ciidanka Difaaca Qaranka ee dalkaasi Itoobiya.

Waxaanu Bedeli doonaa General Samora Yunis oo shaqada ka fadhiistay.

“Qaranku waligiiba uu uga mahadcelin doona General Samora shaqadii uu dalka u soo qabtay,” ayuu yihdi Fitsum Arega, oo ah Madaxa Shaqaalaha ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

General Samora ayaa ka shaqaynayay millatariga 42-kii sano ee la soo dhaafay,Waxaana lagu maamuusay Bilad sharaf sare ee milatariga Itoobiya ah.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso