Khamenei Oo ugu baaqay Hay’adda Wakaalada Atomic ee Iran in ay diyaariso xoojinta kobcinta uraniumka


Hogaamiyaha ugu sareeya Dalka Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa waydiistay Hay’adda Wakaalada Atomic ee Iran in ay diyaariso in ay kor u qaado kobcinta uranium illaa 190,000 Su haddii wadahadalada lala leeyahay dalalka reer Yurub ay fashilmaan.

Waxa uu sharxay in qiyaasta ay ahayd wicitaan loogu talagalay ka shaqeynta qorshe kale oo aan ahayn arrin bilaabid shaqo si kor loogu qaado kobcinta si toos ah.

Iran ayaa diyaarinaysa in ay soo saarto xarumaha casriga ah, sida uu sheegay guddoomiyaha IAEA Ali Akbar Salehi, isaga oo intaas ku daray in xaruntu diyaar noqon doonto toddobaadyo ama bilo.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso