Ka Faa’idayso tobonka cisho ee Ramadaan ugu danbeeya

 

Tani waa kalimad gaaban oo aan ugu talagalay munaasabadda 10-ka cisho ee ugu danbeeya Ramadaanta. Wax kasta oo la bilaabaa, dhammaad ayay leeyihiin. Shalay ayay ahayd markii aynnu bilownay bisha barkaysan ee Ramadaanta, maantana waxa inoo bilaabmaysa qaybtii ugu danbaysay ee bishan barakaysan ee Ramadaanta. Waa qaybta ugu fadliga badan Ramadaanta. 

Tobanka habeen ee ugu danbeeya Ramadaan waa tobanka ugu fadliga badan habeennada Ilaahay. Habeennadani waa fursad mudan in aanay si fudud inagu dhaafin. Ha laga faa’iidaysto. Sida looga faa’iidaysanayo iyo fadliga 10-kan habeenba halkan ka daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso