Wareysi-Waxyaabaha qorshahaDhow Noogu Jira Waxaa Ka Mid Ah In Aanu Qabano Shir Muhiim Ah Oo Heer Caalami Ah Oo Lagaga Hadli Doono Tiknoolajiyada Qaranka Somaliland-AGaasimaha Guud Ee Wasaarada Boosaha Iyo Tiknoolajiyada Cali C/laahi..

(Toggaherer)-Waxyaabaha qorshahaDhow Noogu Jira Waxaa Ka Mid Ah In Aanu Qabano Shir Muhiim Ah Oo Heer Caalami Ah Oo Lagaga Hadli Doono Tiknoolajiyada Qaranka Somaliland-AGaasimaha Guud Ee Wasaarada Boosaha Iyo Tiknoolajiyada Cali C/laahi..

AGaasimaha Guud Ee wasaarada Boosaha ,isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyada qaranka Somaliland cali Cabdilaahi oo wareysi khaas ah siinaayey Shabakadani Radio Toggaherer ayaa si faahfaahsan Uga waramay qorshayaal cusub oo lagu horumarinaayo Tiknoolajiyada Qaranka somaliland oo ay ka wasaarad ahaa gacanta ku hayaan ,Isla markaasina Waxa Uu AGaasimaha guud farta ku fiiqay in ay hadda shirkadaha iska kaashanayaan sidii taawarada Bulshadeena looga badbaadin lahaa khatartooda ..

Halkani Hoose Ka Dhagayso Wareysigaasi:

Advertisement

Ku Xayeysiiso