Tacsi : Gudida Ururka Gaaroodi Waxa tacsi u diraya eheladii iyo Qaraabadii Uu ka geeriyooday Marxuun Cabdiqaadir Kaarshe oo maanta ku geeriyooday Magaalada Hargaysa

Ururka Samofalka Ee Gaaroodi Gaar ahaan Gudida Fulinta Ee ururkaasi waxa uu tacsiyeynayaa Geerida Naxdinta Badan ee ku timid Alleh ha u naxariistee Marxuun Cabdiqaadir Kaarshe Faarax oo maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargasya .

Ururku waxa uu si gaar ah uga tacsiyeynayaa Eheladii iyo Qaraabadii Iyo Dhamaan Somaliland Geerida ku timid AHN Maruxuun Cabdiqaadir Kaarshe.

Waxa gudida Fulinta ururka Gaaroodi waxa uu ilahay marxuumka uga baryayaa in uu ilaahay naxariistii Janno alleh ka waraabyo   Samir iyo iimaan alleh  ha idinka Siiyo dhamaan Reer Kaarshe Faarax gaar ahaa Reer Cabdiqaadir Kaarshe.

Amiin Aamiin

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso