Muuqaal Baahiye Kuwait laga Lee Yahay oo Shaqadii Ka Eryay Wariyad Sucuudi ah Sababta Sadam Xuseen !!!!

Muuqaal Baahiyaha Kuwait ee ATV ayaa shaqadii ka joojiyay Sarah Al-Wedaani inay ka soo Muuqato Shaashada TV-ga , sababtoo ah dhowr sheeko oo ay ku amaantay hogaamiyihii hore ee Ciraaq Saddam Hussein.


Al-Wadani ayaa ka qaybqaadata barnaamij khaas ah oo Ramadaanka ayna ku weheliyaan Saleh Al-Rashed iyo Shaila Sabt, kadib olole ay Internet-ka ka sameysteen dad ka soo horjeeda maqaaladeeda sheekooyinka silsilado ah oo ay Saddam ku amaantay ayaa Tvgu Talaabadan Qaaday.

Dhanka kale qaar ka mid ah dadka dhaliilsan ayaa weli dalbanaya in dibadda looga saaro dalka maadaama oo ay masuul ka tahay qoraaladan.

Haweenaydan ayaa u dhalatay Dalka Sacuudi Areebiya waana weriye iyo Model Fashion

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso