Daawo-Lacagta Qaadka Inanaga Baxaysaa Wadankeena Somaliland Dhiig Bax Ayey Ku tahay-Wasiirka Wasaarada Maaliyada somaliland Yuusuf Maxamed

Lacagta Qaadka Inanaga Baxaysaa Wadankeena Somaliland Dhiig Bax Ayey Ku tahay-Wasiirka Wasaarada Maaliyada somaliland Yuusuf Maxamed..

Wasiirka wasaarada maaliyada somaliland Yuusuf Maxamed cabdi  ayaa si adag uaga waramaya lacagta qaranka somaliland kaga baxda qaadka ,oo uu wasiirku ku sifeeyey mid dhiig bax ku ah qarankeena,halka uu sidoo kalena wasiirku si faahfaahsan uu uga waramaayo heshiiskii maalgashi ee Dp worldka…

Daawo:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso