Kim Jong-un oo ku Qaabilay Pyongyang Sergei Lavrov Wasiirka Khaarajiga Ruushka


Wafti ka socda Wadanka Ruushka oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka Sergei Lavrov ayaa maanta oo Khamiisa la kulmay Hoggaamiyaha Waqooyiga Korea Kim Jong-un Pyongyang.

Kulankan ayaa daba socda wadahadalo uu la yeeshay Lavrov dhiggiisa Waqooyiga Kuuriya Lee Yong-ho.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa booqasho ku tagaya Waqooyiga Kuuriya maanta oo Khamiis ah.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso