Horumar Xaga cilmi-baadhista oo Laga Sameeyey kansarka maskaxda u dhaca ee Glioblastoma

Cilmi-baadhayaal ayaa aaminsan in ay sameeyeen horumar weyn oo la xidhiidha dagaalka nooc ka mid ah kansarka maskaxda oo loo yaqaano Glioblastoma.

Cilmi-baadhayaashu waxay sameeyeen tallaal fayras ah oo laga soo qaaday nidaamka difaaca bukaanka. Natiijooyinka tijaabooyinka ayaa socday 11-sanno ah waxay muujiyeen in bukaanno qaatay tallaalka ku noolaa in ka badan laba jeer inta ay ku dhaqmaan hababka dhaqanka.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso