Hal Abuur-qoraa xamse riiraash oo ka hadlaya ka faaidaysiga wakhtiga bisha barakaysan

Malmo kooban weeyi dunida,wakhti kastoo la joogana waxa wareegaayq saacadaha iyo minitida. 

In badan oo dadkayga ka mida waxa uu wakhtigu kaga lumayaa,isticmaalka kala duduwan ee baraha bushada sida Facebook Twitter iyo wixii la mida. 

In badan dadkaygayga kamidiina waxa ay ku waabariistaan sida ciyaaraha iyo wixii LA Hal maala. 

In badan oo ka midiina Waxaad moodaa in wakhtiga ramadaanta ay aad  u  dhiiri galiyaan sportiska  taas ood moodo in Lagu mashquuliyo dhalinta .

Aniguna ma diidani  in sport lasameeyo oo waaxyaha jidhkaa LA disho. waayo waxaynu si waafiya u ognahay in sports ka mid  yahay qaybaha caafimaadka uu jidhkeenuna u baahanyahay,haddana  waxaan diidayaa in wakhtiga badankiisu inagaga baxdo waxyaalo maalayacniya 

Waxaan haddaba maqaalkan kusoo xidhayaa walalayaal ramadaantu waa fursad qaaliya ee yaanay si sahala idinku seegin .

Waa maalmo kooban ee halaga faaidaysto,dawladayda somaliland waxaan leeyahay intaad ciyaaro ku bixinasaan iyo wixii la hal maala. wax khayrle ugu badala oo aakhiriyo aduunba wax idiin tara.

Waxana aan leeyahay aynu ka faa’idaystanu wakhtiga  salaam 
Hamse riiraash

Advertisement

Ku Xayeysiiso