Wasiirka wasaarada Ganacsiga Somaliland Ayaa Daboolka Ka Qaaday In Shidaalka Cusub Ee Dalka yimada Lagu Shubo Haamo cusub..

(Toggaherer)-Wasiirka wasaarada Ganacsiga Ayaa Daboolka Ka Qaaday In Shidaalka Cusub Ee dalka yimada Lagu Shubo Haamo cusub..

wasiirka wasaarada ganacsiga Maxamuud sacad saajin ayaa ka waramay in shidaalka cusub ee wadanka soo galaya in lagu shubo haamo cusub ,ka dib markii shidaal wasakhay oo dalka yimid uu saameyn xoogan ku yeeshay gaadiidka kala duwan ee ay Bulshadeenu isticmaalaan..

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso