Maxaabiis Dhaawac Ah oo Dagaalkii Maanta lagaga Qabtay Maleeshiyaadka Puntland oo la soo gaadhsiiyey Burco Si loogu Dabiibo

Dhaawac ayaa la soo gaadhsiiyey magaalada Burco goor dhawayd ka kooban Lix nin oo maxaabiis lagu qabtay Dagaalkii saaka ay ku soo qaadeen Maleeshiyaadka Puntland Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.

Maxaabiista Dagaalkii maanta ay ku qabteen Ciidmada Qaranku Dagaalkii ay saaka la galeen Maleeshiyaadka Puntland ayaa dhan 32 Maxbuus oo Lixda dhaawaca ah ee la keenay Burco ay ku jiraan.

Isha Ku hay Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso