Daawo-Wareysi- Gudoomiyaha Degmada faro Weyne Faysal Maxamed Ayaa Nooga Warbixiyey Xaalada Degmadaasi Oo Rooban ,Waxaanu Hambalyo U Diray Ciidamada Qaranka Somaliland..

(Toggaherer)- Gudoomiyaha Degmada faro Weyne Faysal Maxamed Ayaa Nooga Warbixiyey Xaalada Degmadaasi Oo Rooban ,Waxaanu Hambalyo U Diray Ciidamada Qaranka Somaliland..

Gudoomiyaha degmada faroweyne faysal maxamed jaamac oo wareysi khaas ah siinaayey shabakadani Toggaherer ayaa hambalyo balaadhan u diray ciidamada qaranka somaliland ,gaar aaanna kuwa jiida hore fadiya ,halka uu sidoo kalena gudoomiyaha degmadaasi faroweyne uu si weyn u bogaadiyey khudbadii uu madaxweynaha somaliland Md Buuse Biii Cabdi Uu ka jeediyey xuska munaasibada 18ka may ..

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso